Month: February 2022

Hubsiimo

See Full Article 1/27/2022 HUBSIIMO 1 | |http://www.Bayanresearch.org/ Hubsiimo (1): Ha rumaysan wax kasta oo aad akhrido ama daawato Xog-khaldan & Xog-xumo (Misinformation & Disinformation) Xogta tirada badan ee lagu wadaago internetka (Online-ka) ayaa isugu jirta run iyo been badan, taas oo dadka qaar ku keenta jaahwareen ay kala garan waayaan wax ay rumaystaan. Marka

Hubsiimo Read More »

TAYO Part-2

See Full Article   4/11/2021 Bayan Research Center | BRC Farqiga Waxbarasho ee K-12 ee Minnesota: Sababaha, Saamaynta, iyo Fursadaha. |Madasha Wacyigelinta |Barnaamijka Tayo – Qaybta 2aad |April 11, 2021 |Page 1 Farqiga Waxbarasho ee K-12 ee Minnesota: Sababaha, Saamaynta, iyo Fursadaha. |Madasha Wacyigelinta |Barnaamijka Tayo – Qaybta 2aad |April 11, 2021 __________________________________________________ ARAR Fagaaraha

TAYO Part-2 Read More »

Kulanka 3aad Madasha Fikirka

See Full Article DOODAHA BAYAAN 1 |Madasha Fikirka |Kulanka 3aad |November 01, 2021 |http://www.Bayanresearch.org/ 2 |Madasha Fikirka |Kulanka 3aad |November 01, 2021 |http://www.Bayanresearch.org/ ARAR Sida aan wada ognahay siyaasaddu waa rukun weyn oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka, waxaanna aaminsannahay in ay ka mid tahay baababka fiqiga iyo cilmiga, waliba ay horseed u tahay

Kulanka 3aad Madasha Fikirka Read More »

KA QAYB-GALKA SIYAASADDA EE JAALIYADAHA SOOMAALIYEED Kulanka 2aad

See Full Article Sida aan wada ognahay siyaasaddu waa rukun weyn oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka, waxaanna aaminsannahay in ay ka mid tahay baababka fiqiga iyo cilmiga, waliba ay horseed u tahay meelaha ummadaha laga hoggaamiyo oo laga hago, si ay u xaqiijiyaan horumar adduun iyo mid aakhiroba. Sidaas darteed waxaan dareemaynaa in

KA QAYB-GALKA SIYAASADDA EE JAALIYADAHA SOOMAALIYEED Kulanka 2aad Read More »