Hubsiimo
See Full Article 1/27/2022 HUBSIIMO 1 | |http://www.Bayanresearch.org/ Hubsiimo (1): Ha rumaysan wax kasta oo aad akhrido ama daawato Xog-khaldan & Xog-xumo (Misinformation & Disinformation) Xogta tirada badan ee lagu wadaago internetka (Online-ka) ayaa isugu jirta run iyo been badan, taas oo dadka qaar ku keenta jaahwareen ay kala garan waayaan wax ay rumaystaan. Marka …