Substance Use

Barista /Ku-wacyigelinta Waalidka Calaamadaha ugu Horreeya ee lagu garto Isticmaalka Daroogada [opioid]

Daroogada waa xanuun ama balwad lala qabsado, se maahan doorasho uu qofku doorbidayo

in uu isticmaalo.

Waddan ka Maraykanka Waaxda Dawooyinka ( National institute on Drug Abuse) waxay diiwaangelisay in kabadan 2 million in ay isticmaalaan Daroogooyinka, , in ka badan 90 qof oo Ameerikaan ah ayaa u dhinta isticmaalka Daroogada maalin kasta.

Maxay yihiin calaamadaha addiction-ka ?

By clicking on you, you agree to our Terms of Service and Privacy Policy.